Gabdhaha Aqoonyahanada ee Dhoobley oo ku baaqay in la iska kaashado Horumarinta Nabadda

0
88

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulsha walba waxaa ay baahanyihiin in ay ku nolaadan nabad iyo xasilooni waxaa ayna nabadu ku timaada is kaashi bulsho oo dhan walba ah sido kale waxaa lagama maarmaan ah bulsha kasta ay ilaashato jiritaanka Nabada.

Hadaba qaar ka mid ah Gabdhaha aqoonyahanada ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa bulshada Magaalada Dhoobley ugu baaqay in la iska kaashado Horumariinta Nabadda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here