Gabdhaha Aqoonyahanada ah ee Kismaayo oo Walaac Ka Muujiyey Guurka deg-dega ah.

0
580

Kismaayo(Idaacada Waamo)Guurka deg-dega ah ayaa ah marxalado ay la kulmaan gabdhaha Wax Ka Barto Guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Deegaanada Jubbaland,hadaba qaar ka mid ah Gabdhaha Aqoonyahanada ah ee Magaalada Kismaayo  ayaa Walaac Ka Muujiyey Guurka deg-dega ah.

Fartuun Nuur Aadan ayaa waarbxintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here