Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Furiinka ayaa sameen gaar ah ku yeeshay caruurta waxiyna yaraada waxyabaha ay hiigsanayaan taasoo oo keeni karta in ay hoos u dhacada waxbarashadooda.
Inta badan furiinka ayaa dhibaantooyinka ugu badan ka dhaxala caruurta waxayna inta badan jira Hooyoyinka qaar oo aan Lagu biilin caruurta waxAyna ay yihiin kuwa dhaxda u qirta caruurtooda sidii ay u korin lahayeen.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.