Gabar ku nool magalada Baladwayne oo la timid hal-abuur Ganacsi

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iqra Cabdi Geedi oo ka mid ah dhallinyarada magaalada Baladweyne ayaa la timid hal abuur ganacsi iyadoo soo saarta ama sameysa saliida iyo kareemada tinta la marsado.

Kareemada iyo saliida ay soo saarto Iqra Cabdi Geedi ayaa ka sameysan nuucyo kala duwan oo ka mid ah dhirta ka baxda dalkeenna.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here