Gabar ku nool Baladweyne oo nolosheeda ka maareysa qaadista sawirada

0
158

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xamdi Ibraahin Cabdi waa gabar da’ yar oo ku nool magaalada Baladweyne isla markaana ku shaqeyso xirfadda sawir qaadista iyo duubista muuqalada aroosyada.

Xamdi ayaa sheegtay in baahida gabdhaha Soomaaliyeed ay u qabaan in sawir laga qaado ay u bilowday howshan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here