Gabadhii gashay Kaalinta Koowaad ee Imtixaanaadka Qaranka oo ka hadashay guushii gaartay

0
148
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka Qaranka,Deeqa Maxamed Cabdullaahi oo dhigata Iskuulka Faanoole ee magaalada Kismaayo ayaa noqotay Gabadhii ugu horeeysay oo gasha Kaalinta koowaad,Deeqa oo wareysi siisay Idaacadda Waamo ayaa ka hadashay dareenkeeda farxadeed iyo waxyaabihii u sahlay in ay kaalintaan ka gasho Imtixaanaadka Qaranka.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here