Gaari lagu farsameeyay magaalada Baladweyne oo la soo bandhigay

0
153

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maxamed Maxamuud Muumin oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa farsameeyay gaari laga sameeyay biro, cagaha baaskiilada iyo matoor kuwaasi oo laga soo aruuriyay magaalada iyadoo loo isticmaalay alxan iyo farsamooyin kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here