Gaari Ambalaas oo lagu wareejiyay isbitaalka guud ee degmada Afgooye

0
48

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Caafimaadka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isbitaalka guud ee Degamada Afgooye ku wareejiyay Gaari nuuca Ambalaasta ah.

Munaasabadda gaariga Ambulus ka lagu wareejinayey waxaa goob joog ahaa Wasiirka Wasaarada Caafimaadka KGS , Xubno ka socday Wasaaraddas, maamulka Degamada Afgooye iyo Dhaqaatiirta Isbitaalka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here