Gaadiidleyda Mooto Bajaajta oo caqabado kala kulma marista laamiga Baladweyne

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadayaasha ka xeeya gaadiidka mooto bajaajka ee magaalada Baladweyne ayaa dhib ku qaba isticmaalka wadooyiinka Magaalada  ka dib markii ay saameeyn u geeysatay Fatahaadda Wabiga Shabeelle.

Wadooyiinkaan oo burbur xoogan kala kulmay fatahaadda ayaa muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo bulshada magaalada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here