Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadayaasha ka xeeya gaadiidka mooto bajajka ee magaalada Baladweyne ayaa dhib ku qaba isticmaalka wadada laamiga ah ee dhaxmarta magaalada kadib markii qeybo kamid ah wadada ay burtay .
Wadadaan ayaa muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo bulshada magaalada waxaana hada xaalada sii adkeeyay roobka da-ay kaas oo sababay in dhiiqo iyo biyo aay fariistaan meelaha burbursan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.