Gaadiidleyda magaalada Baladweyne oo caqabado kala kulma burburka Wadooyinka

0
32

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gaadiidleyda magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxay saameeyn xoogan kala kulmayaan burburka ku yimid Wadooyiinka Halboowlaha u ah isku socodka gawaarida iyo dadka ee magaalada Baladweyne.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here