Kismaayo(Idaacadda Waamo)-oo maalmahan Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ka da’ayeen Roobab Magigaana ayaa darawalada gaadiidka magaalada waxay si wayn u Bogaadiyeen dadaalka dowladda hoose ee magaalada, kuwaas oo horseeday xal waara oo lagu maareeyay biyihii roobka ee fariisan jiray wadooyinka muhiimka ah. Arrintaasi ayaa fududeysay isku socodka dadka iyo gaadiidka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.