Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay fuustooyin ku soo caariyay xeebta degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.