Fursado Ganacsi oo maalgashiga ah oo ka banaan Xeebaha Gobolka Jubbada Hoose.

0
329
Kismaayo(Waamo Radio)-Magaalada Kismaayo waxaa ku yaalo Dhul Xeebeed aad u dheer oo aan badanaa Looga Faa`iideysan sidii loo baahna, Dhalinyarada Kunool magaalada Kismaayo oo iyaga Mararka qaar u dalxiis tago xeebaha magaalada iyo Deegaanada Ku dhaw, waxay Ganacstada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Jubbaland ay ugu baaqeen in ay maal gashadaan Xeebaha Magaalada Iyo Deegaanada Ku dhaw ee leh dhul xeebeedka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here