Fikrad Ganacsi oo Cusub oo laga hirgaliyay magaalada Kismaayo.

0
636

Kismaayo(Waamo Radio)-Magaalada Kismaayo Waayihii ugu dambeeyey waxaa kusoo kordhayay hal abuur fikrado ganacsi oo sameysanayaan Qaar kamid bulshada kunool Magaaladaan kuwaas oo ay dadku  baahi badan uqabeyn,Maama Shamso Maxamed Yuusuf  ayaa markii ugu horeeysay waxaa ay kahirgalisayga gawaari aroosyada lagu galbinayo.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedinaya Foos Cali Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here