Fatahaadii ku dhufatay deegannada ku xeeran Baladweyne oo sameyn ku yeelatay beeraleyda

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beerleeyadaan oo ku nool deegaanka Banka ee duleedka magaalada Baladweyne ayaa waxaa saameen xoogan kala kulmeen fatahaadii ku dhuftay gobalka Hiiraan iyadoo oo ay ka saameeysay dhamaan dalagyadii kala duwanaa ee ka baxaayay beerahood.

Dalagyadii ay kasaameeysay Beerleeydaan fatahaadii waxaa kamid ah Sinsinta iyo Yaanyada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here