Fatahaadda wabiga shabelle oo khasaaro u geeysatay Isbitaalka guud ee Gobolka Hiiraan

0
105

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Fatahaadda wabiga shabelle ayaa saameeysay Isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan kadib markii biyugu gaareen qaar kamid ah qalabkii ugu muhiimsanaa isbitaalka.

Biyaha ayaa buuxdhaafay dhamaan qololka loogu adeegayay bukaanada sida qeybta bukaan jiifka,bukaan socodka ,qeybta sheybaarka iyo qolol kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here