Fatahaadda Wabiga Shabeelle oo saameyn ku yeelatay Ganacsatada Qudaarta magaalada Baladweyne

0
91

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenkan oo magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ku iibiya Qudaarta ayaa saameyn kala kulmay fatahaadda wabiga shabelle kadib markii suuqii ay ku ganacsa jireen xermay isla markaana ay adkaatay ineey helaan Qudaartii Gaadiidka loogu keeni jiray.

Haweenkaan ayaa ku Ganacada wadada jaayga ee Buunda-weyn waxaana qudaarta loogu keena doomo kuwaasi oo kasoo qaada beero ka bad baaday fatahaadda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here