Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamule kuxigeenka iskuulka Jalalaqsi ayaa ka warbixiyay saamaynta ay fatahaadu ku yeelatay iskuulka waxaa uuna wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle ka codsaday inay kala qayb qaadato dayactirka iskuulka.
Hamdi Mahamed Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.