Kismaayo(Idaacadda Waamo)-isku jiro xoolo dhaqato iyo beeraleey ayaa ka barakacay tuulada Buulo Feermo oo hoostagta degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha dhaxe sababo la xiriira fatahaad uu sameeyay wabiga shabeele taas oo saamayn ku yeelatay dadka ku nool Tuuladaasi.
Qaar ka mid ah dadka ku nool deegaanka buulo feemo oo ka hadlay saamaaynta fatahaada ayaa dowlad goboledka hirshabeele iyo Hay’addaha Sama falka ka codsaday gargaar binaa’adanimo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.