Farsamo yaqaanada Kismaayo oo codsaday in la hormariyo Xirfada Farsamada gacanta

0
142

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xirfada Farsamo yaqaanka waa shaqaale ka shaqeeya qaybta farsmada gacanta wuxuu gacantiisa ku soo saaraa alaabta aynu guryaha ku isticmaalno qeybo kamid ah waana mid ku xeel-dheer xirfaddiisa iyo farsamadiisa waxa la xiriira.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here