Farsamo Yaqaanada biraha tumo oo ka warbixiyay shaqadooda iyo sida ay bulshada uga faa`iideystaan

0
223
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ee Jubbaland waxaa ku nool Farsamo Yaqaanada biraha tumo,kuwaas oo xirfadooda uga faa’iideeya bulshada waxayna xirfadooda ku soo saaraan agabyo kala duwan oo bulshada ay si maalinle ah u isticmaasho.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here