Erling Haaland oo Loo Doortay Xiddiga ugu Fiican Yurub Xilli Ciyaareedkii Hore.

0
82

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Xiddiga kooxda Man City ee Erling Haaland ayaa ku guulaystay xiddigii ugu fiicnaa tartanka yurub xilli ciyaareedkii hore.

Erling Haaland oo wacdaro dhigay xilli ciyaareedkii hore oo kooxdiisa ku hogaamiyay ku guulaysiga saddex koob oo kala duwan oo ugu weyn yahay koobka Champions League.

Haaland ayaa dhaliyay goolal badan oo kooxdiisa ka caawiyay ku guulaysiga abaalmarinta xiddiga ugu fiican qaarada yurub.

Kadib qaab ciyaareed fiican oo uu soo bandhigay Haaland ayaa loo doortay xiddiga ugu fiican yurub xilli ciyaareedkii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here