Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan ilaalinta Arrimaha Rayidka oo ka warbixiyay Qorshayaahsa horyaalla Xafiiskiisa

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Xasilinta iyo ilaalinta arimaha rayidka Cumar Ibraahim Xaashi oo maalmihii lasoo dhaafay howla shaqa u joogay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose isla markaana ka qeyb kalay shir looga hadlaayay ilaalinta rayidka ayaa mar uu la hadlay warbaahinta uga kawarbixiyay qorshayaasha horyaala xafiiskiisa iyo muhiimada u xafiiska u leeyahay Bulshada Soomaaliyeed.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here