Duubista Aroosyada oo fursad shaqo u noqotay dhalinyarada Baladwayne

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cabdirisaaq Cabdi Muumin oo kamid ah dhallinyarada ku nool magaalada Baladwyne ayaa mudo koow iyo toban sano ah noloshiis ka maareeyo xirfdda sawir qaadista iyo duubista muuqaalada Aroosyada iyo xalfadaha magaalada Baladweyne.

Shaqadaan ayuu ka maareeyaa nolosha qoyskiis isaga oo ka dabaro 2caruur ah oo uu dhalay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here