Duruufo dhanka Nolosha oo soo food saaray barakacayaasha ku nool degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir

0
18

Kismayo(Idaacadda Waamo)-Qorsaska kunool kaamamka barakacayaasha ee ku yaala degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa soo food saartay duruufa adag oo dhanka nolosha ah iyagoona codsaday in gargaar lasoo gaarsiiyo.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here