Duruufo dhanka nolosha ah oo soo wajahday barakacayaasha ku nool Jowhar

0
27

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tan iyo markii uu Roobka guga ka Curtay Deegaanada Gobolka shabeellaha dhexe gaar ahaan Magaalada Jowhar Waxaa Sii Lixaadsaday Saameynta ay Daadadka Roobka ku yeesheen Bulshada ku Nool Caasimadda Hirshabeelle Gaar ahaan kuwa Danta Yar.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here