Duqa muqdisho oo xariga ka jaray xarunta dhexe waaxda dab dhigista oo dayactir lagu sameeyey

0
151
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarigga ka jaray dib u dhis iyo qalabeyn lagu sameeyey xarunta dhaxe ee waaxda Dad-dhigista Dowladda Hoose ee Xamar.
Xariga jarka dib u dhis iyo qalabeyn lagu sameeyey xarunta dhaxe ee waaxda Dad-dhigista Dowladda Hoose ee Xamar ayaa loogu adeegi doono Degmooyinka Gobolka Banadir.
Saadiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here