Duqa Magaalada muqdisho oo dhaggax-dhigay toddoba waddo oo interlock ah

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ka dhaggax-dhigay 7 waddo oo interlock ah, isla markaana xarigga ka jaray tiro la mida oo ay dhismihiisa iska kaashadeen Maamulka Degmada, Ganacsatada iyo Bulshada Degmada Heliwaa.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here