Duqa Degmada Kismaayo oo Deegaanka Wadajir ka dhagax dhigay xarun Caafimaad

0
357

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Wadajir ee dhaca galbeedka magaalada Kismaayo ayaa maanta laga dhagax dhigay xaruntii caafimaad ee ugu horeysay taasoo ay baahi weyn ay u qabeen dadka deegaanka,waxaana bilowga qorshaha dhismahan bilaabay  Dhalinyarada iyo qurba joogta ka soo jeedo deegaanka cusub ee Wadajir.

Gudoomiyaha degmada Kismaayo Ibrahim Maxamed Yuusuf (timo-jilic) iyo mas’uuliyiin kale ayaa dhagax dhigay xaruntaan caafimaad.
Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here