Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland oo Qalab ku Wareejisay 40 Haween ah

0
283

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-40 haween oo ka ganacsada Kalluunka ayaa waxa ay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheeyraadka Badda dowlad Goboleedka Jubbaland ku wareejisay agabka loo isticmaalo kalluunka isla markaana lagu Keydiyo.

Haweenkan oo muddo 20 cisho ah uu u socday tababar lagu barayey sida loo isticmaalo qalabkaan ayaa ugu dambeyn Wasaaradda u soo Gabagabeeysay tababarkoodii kadibna lagu wareejiyey Agabkii loo tababaray.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here