Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xuska sanadlaha ah ee maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah ee December 3 ayaa lagu dhawaaqay 1992 go`aankii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee 47/3, Xuska maalinta waxa ay ujeedadeedu tahay in kor loo qaado fahamka arrimaha naafada iyo abaabulida taageerada sharafta, xuquuqda iyo fayoqabka dadka naafada ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.