Dunida oo Maanta Laga Xusayo Maalinta Sayniska Adduunka Nabada iyo Horumarinta .

0
209
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maalinta Sayniska Adduunka Nabadda iyo Horumarinta ayaa loo dabaaldegaa 10 Noofambar sanad walba, Maalinta Sayniska Adduunka ee Nabadda iyo Horumarinta waxay muujineysaa doorka muhiimka ah ee sayniska bulshada iyo baahida loo qabo in bulshada ballaaran laga qaybgeliyo doodaha ku saabsan arrimaha Sayniska ee soo baxaya.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here