Xarunta Iftin ee dhireynta Kismaayo oo hormar ka samaysay dhiraynta magaalada

0
386
Kismaayo(Idaacada Waamo)Dhirta waxay ka mid tahay waxyabaha muujiya bilicda magaalooyinka maadamada dalkeena la xaalufiyay dhir badan oo intooda badan inta laj aray dhuxul ahaan loo isticmalay ayaa hada waxaa magaalada kismaayo kusoo badanaayo Xarumaha lagu kobciyo islamarkaana lagu xanaaneyo dhirta.
Iidle Adan Maxamed Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here