Dumar ka shaqeysta iibinta Jallaatada Kismaayo oo sheegay in ay noloshooda ku maareeyaan

0
877

Kismaayo(Idaacada Waamo)Magaalada Kismaayo waxaa ka jira haween badan oo ka shaqysto magaalada si ay u helaan nolal malmeedka ay ku biilan lahayeen  qoysaskoda

Hooyooyinka  ka shaqysta iibinta jallaatada waxay ii sheegeen in ay faa’iido badan ka helini Jallaatada balse ay ka helaan oo kali ah quutul yowmkooda maalin laha.

Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here