Dugsiyada lagu barto Farsamada Gacanta oo kusoo badanayo magaalada Jowhar

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayaan axmed oo ka mid ah mucalimiinta Dugsi farsamo oo gabdhaha ka bartaan cilaan saarka iyo qurxinta wajiga ee markup arts ayaa sheegtay in aay si kordhayaan hablaha baranayo xerfada qurxinta dumarka dawaarka iyo cilaan saarka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here