Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madasha akhriska iyo qoraalka Kaah oo ka mid naadiyada horumarinta Aqriska iyo qoraalka ee ka dhisan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa Barnaamij wacyigalin oo ku saabsan kor u qaadista Akhriska iyo qoraalka ka bilaabay dugsiyada ku yaala Kismaayo.
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.