Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa degmada Balcad ee Gobolka shabeellaha dhexe ka dhagax dhigay dugsi cusub oo lagu xanaaneyn doono caruurta ka yar lixda sano.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.