Dugsiga Sayid Maxamad Cabdulle Xasan ee Kismaayo oo Munaasabad dhiiri galin ah u sameeyey Ardaydii Kaalmaha hore galay sanad dugsiyeedkii tagey.

0
229

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dugsiga Sayid Maxamed Xasan ee magaalada Kismaayo ayaa xaflad isugu jirtay dhiirra-gelin iyo soo dhaweeynta sanad-dugsiyeedka cusub  u qabtay Ardayda dhigata Iskuulkaasi.

Juweyriya Hassan Ahmed :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here