Dugsiga Buundoweyn ee Baladwayne oo lagu soo kordhiyay qeyb cusub

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsiga H/Dhexe Sare Buundo-wayne ee Magaalada Baladweyne ayaa si rasmi ah loogu soo kordhiyay qayb cusub oo ah Xifdinta Qur’aanka Kariimka, taas oo loogu talagalay ardayda doonaysa in ay barashada cilmiga Islaamka iyo xifdinta Kitaabka Alle ku daraan waxbarashada maadiga ah ee dugsiga.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here