Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowladda Jubbaland Mudane Ceydiid Suleymaan Xaanshi ayaa Deegaanka Buulo-bartire oo dhaca waqooyiga Magaalada kismaayo ka daah-furtay Tababar lagu baranaayo Farsamada gacanta kaas oo ay ka faa’iideysan doonaan Dadka Degan Deegaanka buulo bartire ee waqooyiga Kismaayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.