Dr Xabeeb oo soo gaaray magalada kismaayo e xarunta Gobalka Jubbada hoose

0
333

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dr Cabdiraxmaan Cali Cawaale Dr xabeeb oo ah mas’uulka uga sareeya isbitaalka dhimirka ee Dr Xabeeb ayaa soo gaaray magaalada kismayo ee xarunta gobalka Jubada hoose, iyadoona si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada.

Juweerriya Xasan Axmed ayaa warbiintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here