Dr Xabeeb oo Dhawaan soo gaaray Kismaayo ayaa Idaacadda Waamo uga  Warbixiyay Xaaladiisa Caafimaad.

0
206

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dr Cabdiraxmaan Cali Cawaale Dr Xabeeb ayaa bilihii ugu dambeeyay la xanuunsanaayay xaalad caafimaad daro oo ka soo wajahday dhanka maskaxda ayaa idaacadda Waamo uga Warbixiyey Xaaladiisa Caafimaad.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here