Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Arday, 78 ka mid ah dadkaas waxaa la keenay Muqdisho halka 45 laga dajiyay magaalada Garoowe.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.