Dowladda Soomaaliya oo Turkiga kala wareegtay Markab sida shixnad gargaar ah

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasbad kooban oo ka dhacday Dakedda weyn ee Muqdisho, ayaa waxay DFS kula wareegtay Markab weyn oo sida shixnad gargaar ah siday, kaas oo dowladda Turkiga ay ugu talagashay shacabka Soomaaliyeed ee talabaalaysan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here