Dowladda Soomaaliya oo heshiis la gashay 3 Bank oo ka mid ah Bank,yada ka howl galo gudaha dalka

0
182

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay`adda Gargaara oo ah laan kamid ah Wasaaradda Maaliyada Soomaaliya iyo Bankiga Aduunka oo iska kaashanaya mashruuc lagu hormarinaayo wax soo saarka dalka ayaa heshiis.

Mashruuca hadafka laga leeyahay ayaa ah sidii kor loogu qaadi lahaa Bankiyada Soomaaliyeed iyo sidoo kale iney qeyb weyn ka qaadan karaan hormarinta bulshada, Hay`adda Gargaara ayaa heshiis la gashay 3 bank oo kamid ah bankiyada ka howl galo gudaha dalka kuwaa oo kala ah My Bank, Som Bank, Daryeel Bank, waxaana ay xooga saari doonaan kor uqaadida wax soo saarka beeraha xoolaha Kalluumeysiga, tamarta, iyo ganacsiga yar yar.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here