Dowladda Jubbaland oo Sheegtay iney Wadaan Qorshayaal lagu hormarinaya Dalxiiska Deegaanada Jubbaland

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo ka duuleysa Hormarinta Dalxiiska ayaa sheegtay iney wadaan Hormarinta Dalxiiska sida u Warfaafinta u sheegay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda arfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland Badal Jaamac.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here