Dowladda Isu-taga Imaraadka Carabta oo deeq rashiin ah soo garsiisay qaar kamid ah dadkii ay saameysay abaarta ka jirta deegaannada Jubbaland

0
300

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gurmadka dadka ay aabarahu sameeyen ayaa waxaa ka socoda dowlad goboleedka Jubbland si wax lagu qabta qaar ka mid degaanada aya abaarahu sameyeen .

Dowladda Isu-taga Imaraadka Carabta ayaa waxay deeq rashiin ah soo garsiisay qaar kamid ah dadka kunool deegaanka Qaam-Qaam gar ahaan dadka ay abaarahu samayeen .

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here