Dowladda Hoose Xamar oo bixisay Leesinka injineerada Dhismaha Guryaha ee ka howlgala Gobolka Banaadir

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u daahfuray nidaamka qaadashada Kaarka Aqoonsiga Injineerada ka shaqayn doonna dhismaayaasha Gobolka Banaadir, Waxaana goob joog ahaa daahfurka bixinta Aqoonsiga Injineerada Dhismaha guryaha Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir, Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar iyo Injineerada qaadanayay Aqoonsiga.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here