Dowladda Hoose ee Kismaayo oo  bilowday howlgallo waddooyinka suuqa magaalada si looga qaadayo gaari gacanada xayiray isku socodka 

0
201
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo gudoomiyaha degmada Kismaayo uu amar ku bixiyay in aysan ku iibin karin gaari gacanada dharka hareeraha wadooyinka suuqa yare ee magaalada Kismaayo Mashquulka badan ee wadooyinka ka jir ayaa saameyn badan ku yeelatay isku socodka dadka weynaha iyo gaadidka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here